Dowlada Soomaaliya oo ka hadashay xiisada ka taagan Ceerigaabo
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadashay xiisad colaadeed oo ka taagan magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag.Xiisadan ayaa la xiriirta dilal ka dhacay magaalada Ceerigaabo iyo deegano hoos!--more-->…