C C Warsame oo madaxda dowladda ka dalbaday in deg deg loogu gurmado Macwuusleyda Hiiraan
May 19 (Jowhar)Xildhibaan Cabdi raxmaan Cabdi shakuur Warsame ayaa ka hadlay dagaalka culus ee u dhexeeya Shabaab iyo macwuusleyda beesha Xawaadle, kaasoo si xooggan uga socda deegaanka Mubaax ee gobolka Hiiraan.Xildhibaanka oo qoraal!--more-->…