Muwaadin British ah oo lagu dilay duqeyn ka dhacday dalka Ukraine
Aug 26(Jowhar)-Muwaadin u dhashay dalka Britain oo ka shaqaynaayay bariga dalka Ukraine kana mid ahaa kooxda wakaaladda wararka ee Reuters ayaa lagu dilay duqeyn soo gaadhay hotel uu ku sugnaa. Sida ay xaqiijisay wakaaladdu.Ryan Evans!--more-->…