Xaaska Barack Obama oo beenisay inay kala tagayaan seygeeda
Apr 11(Jowhar) Marwada madaxweynihii hore ee Maraykanka Barack Obama ayaa ka hadashay wararka sheegaya in guurkoodu uu dhibaato wajahayo lagana yaabo inay kala tagaan.Xaaska Madaxweynihii hore ee Maraykanka Barack Obama ayaan u raacin!--more-->…