Wasiirkii Batroolka oo booqday dhaawacyadii Aboorrey, kuna baaqay in loo midoobo dagaalka Al-shabaab
Apr 09(Jowhar)Wasiirkii hore ee Bartroolka Soomaaliya Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa maanta kormeeray dhaawacyadii dagaalkii Aboorrey ee Gobolka Hiiraan, waxa uu Alle uga baryay caafimaad waara, halka dadkii ku geeriyoodana uu ku…