Israil oo markii ugu horeysay duqeysay Xuutiyiinta Yemen
Jul 20 ( Jowhar.com)-Israa’iil ayaa duqeymo cirka ah ku qaaday Xuutiyiinta Yemen, maalin kaddib markii diyaarad aan duuliye lahayn ay Xuutiyiintu ku duqeeyeen magaalada Tel Aviv. Duqeymaha ayaa fiidnimadii caawa lagu garaacay dekedda…