Golaha Shacabka oo maanta dood adag ka yeeshay Hindise Sharciyeedka Maalgashiga
Jul 17 (Jowhar.com)-Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta golaha shacabka ku yeeshay kalfadhiga shanaad kulankiisa Afaraad ,waxaana shir guddoominayay Guddoomiye kuxigeenka labaad ee…