Turkiga oo ku dhawaaqay in Itoobiya ay ka laabaneyso heshiiskii Badda ee Somaliland
Aug 10 (Jowhar.com)-Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkey Hakan Fidan ayaa shaaciyey in Itoobiya ay si rasmi ah uga codsan doonto Soomaaliya helida deked.Waxa uu Sidoo kale sheegay iney aqoonsan doonto Madax bannaanida iyo Midnimada dhuleed!--more-->…