Iiraan oo soo bandhigtay baaritaanka qaabkii loo dilay Ismail Haniya
Aug 04 (Jowhar.com)-Ilaalada kacaanka Iran (IRGC) ayaa sheegay in "Saaruukh meel dhaw" laga soo tuuray goob aan sidaas uga fogeyn guriga martida ee Tehran.Koox ka tirsan militariga Iran ayaa sheegay in gantaalka uu culeyskiisu ahaa 7kg!--more-->…