Banaanbaxyo Waaweyn oo markale ka soo cusboonaaday Kenya
Jul 16 ( Jowhar.com)- Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay dibadbaxyo ka soo cusboonaaday guud ahaan dalka Kenya maanta,iyadoo booliska ay isku dhaceen dibadbaxayaal dalbanayay in madaxweyne William Ruto uu xilka ka dego.Dadka banaanbaxaya!--more-->…