Tiro Hoobiyayaal ah oo lagu garaacay garoonka Aden Cadde
Apr 06(Jowhar)Tiro hoobiyayaal ah ayaa saaka mar kale lagu garaacay qeybo kamid ah magaalada caasimadda ah er Muqdisho.Sida wararku tilmaamayaan, Hoobiyayaasha ayaa saaka lagu weeraray garoonka diyaaradaha Adan Cadde, lama soo sheegin!--more-->…