Maxaa kasoo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee lasoo gaba-gabeeyay?
May 08 (Jowhar) Nuxurka war-murtiyeedka Golaha Wadatashiga Qaran ee xalay la shaaciyay ayaa wuxuu si rasmi ah u aqoonsaday SSC-Khaatumo inay tahay xubin ka mid ah Dowlad-Goboleedyada ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo la faray…