Israa’iil oo sheegtay inay duqeysay dhisme ku dhow Madaxtooyada Siiriya
Israa’iil ayaa sheegtay in diyaaradaheeda dagaalka ay duqeeyeen meel ku dheggan aqalka madaxtooyada Siiriya ee magaalada Dimishiq.Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu uu wacad ku maray inuu difaaci doono dadka laga tirada badan yahay ee!--more-->…