Madaxa hay’adda sirdoonka gudaha Israa’iil oo ku dhawaaqay inuu is casilayo
Apr 29 (Jowhar) Madaxa hay'adda sirdoonka gudaha ee Israa'iil (Shin Bet) Ronen Bar ayaa ku dhawaaqay inuu shaqada ka tagayo 15-ka bisha Juun, lix toddobaad kadib markii ra'iisul wasaare Benjamin Netanyahu uu isku dayay inuu xilka ka qaado.!--more-->…