Trump”Putin waxa uu ka jawaabi doonaa weerarkii Dronska ee Ukraine”
Jun 05 (Jowhar)-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ka digey in Vladimir Putin uu jawaab adag ka bixinayo weerarkii diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Ukraine ku qaadeen saldhigyada ciidamada cirka ee Ruushka.Trump oo hadlay kadib!--more-->…