Wararkii u danbeeyay weerarka Shabaab ay ku qaaday magaalada Balcad
Feb 27(Jowhar)Wararka ka imaanaya degmada Balced ee gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in halkaa saaka subixii hore ay weerar ku qaadeen dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab.Shabaab ayaa dhowr jiho ka galay magaalada sida wararku ay!--more-->…