Ukraine oo ogolatay in Maraykanka qaato macadanta naadirka ah
Feb 26 (Jowhar)-Mas’uul u hadlay Ukraine ayaa sheegay in Ukraine ay heshiis ka gaareen qodobbada heshiiska macdanta ee Mareykanka, kaasoo la saxiixi karo Jimcaha.Tallaabadan ayaa qayb ka ah istaraatiijiyada Ukraine ee lagu dhisayo!--more-->…