Israel oo duqeyn xooggan ku garaacday Koofrurta Suuriya
Feb 26(Jowhar)Diyaaradaha dagaalka Israa’iil ayaa duqeeyay magaalo ku taal koonfurta caasimadda Suuriya, iyo sidoo kale gobolka koonfureed ee Darcaa goor dambe oo Talaadadii ah, sida ay sheegeen dadka deegaanka, ilo-wareedyo dhanka amaanka…