DFS oo sheegtay iney duqeyn ku dishay horjoogihii shabaab u qaabilsanaa gaadiidka dagaalka
Mar 12(Jowhar)-Dowldda federaalka ee Soomaaliya ayaa sheegtayin Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxibada caalamka ay fuliyeen howlgal duqeyn ah oo si gaar ah loo qorsheeyay.
Howlgalka ayay sheegeen in lagu beegsaday…