Madaxweyne Xasan oo hoggaanka Liibiya kala hadlay arrimaha tahriibka
Feb 24(Jowhar)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulammo miro dhal ah la qaatay Hoggaamiyaha Golaha Sare ee Liibiya, Mudane Maxamed Al-Manfi iyo Ra'iisal Wasaaraha dalkan Mudane Cabdixamiid…