Afar doonyood aya ku degeen xeebaha Yemen iyo Jabuuti
Mar 08 (Jowhar)-Afar doonyood oo ay la socdeen tahriibayaal Afrikaan ah ayaa ku qalibantay biyaha Yemen iyo Jabuuti, ugu yaraan labo qof ayaa ku dhintay, 186 kalena waa la la'yahay, sida ay sheegtay hay'adda socdaalka ee Qaramada Midoobay.!--more-->…