Ciidamo Itoobiyaan ah oo ka qeyb qaadanayaa dagaalka Shabaab looga saarayo Hirshabelle oo kasoo…
Mar 08 (Jowhar)-Ciidamo fara badan oo Itoobiyaan ah ayaa soo gaaray meel u dhow xuduudka Itoobiya iyo Soomaaliya ee Feerfeer, sida ay ku warantay Warbaahinta Amhara News.Ciidamadan ayaa la filayaa in la geeyo deegaanada Hiiraan iyo!--more-->…