Hindiya iyo Pakistan oo xabad joojin ku heshiiyay
May 10(Jowhar) Hindiya iyo Pakistan ayaa ka wada hadli doona arrimo dhowr ah, sida uu sheegay xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Marco Rubio.Wuxuu sheegay in labada dal "ay isku raaceen xabbad-joojin degdeg ah ayna bilaabaan ka wada…