Trump oo ku dhawaaqay Canshuur lagu soo rogayo Aflaamta la soo geliyo Maraykanka
May 05(Jowhar) -Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay inuu saarayo canshuur boqolkiiba boqol ah aflaamta lagu sameeyo meel ka baxsan dalka Maraykanka.Trump ayaa ku amray Wasaarada Ganacsiga dowladiisa inay bilowdo!--more-->…