Hormuud Salaam Foundation oo deeq gaarsiisay Isbitalka Laansareeti iyo Ururka Haweenka Qaranka
Mar 02(Jowhar)-Hay’adda Hormuud Salaam Foundation ayaa maanta deeq raashiin ah iyo lacag gaarsiisay Isbitalka Laansareeti iyo Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed.Hormuud Salaam Foundation ayaa deeqda raashiinka ee la gaarsiiyay!--more-->…