Taliye Sanbaloolshe oo ku biiray shirka Odayada Beledweyn ee xalka loogu raadinayo xiisadii…
Jan 02 ( Jowhar) Taliyaha NISA C/llaahi Sanbaloolshe oo ka dagay magaalada Beledweyn ayaa ku biiray shirka Odayaasha dhanka ee ka socda magaalada, kaasoo xal loogu raadinayo xiisadii ka dhalatay askartii dhawaan lagu laayay deegaanka…