Hoggaamiyaha Syria oo sheegay in 4 sano ay qaadaneyso doorasho ka dhacda dalkaasi
Dec 30 ( Jowhar) Hogaamiyaha Syria ayaa Axaddii sheegay in muddo afar sano ah ay qaadan karto xilliga la qaban doono doorasho ka dhacdo Syria, isaga oo intaasi raaciyay in ay qorsheynayaan sidi loo kala diri lahaa kooxdiisa islaamiga ah ee…