Qeybihii u danbeeyay ee Isbitaalka Qaza oo ku burburay duqeymaha Israel
Apr 13 (Jowhar) Duqeymaha cirka ee Israel ayaa burburiyay qeyb ka mid ah meelihii ugu dambeeyay ee isbitaallada magaalada Qasa ee shaqeynayay, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee ay Xamaas maamusho.