Wasiirka Arrimaha Dibadda oo tababar diblomaasiyadeed u soo xiray 34 howlwadeen dowladeed
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta oo Khamiis ah ugu soo xiray Caasimadda Muqdisho tababar aasaasi ah oo diblomaasiyadeed 34 shaqaale dowladeed.