Soomaaliya oo diiday sameynta guddi baara tacadiyada ka dhacay gudaha dalka Itoobiya
13 wadan oo Afrikaan ah ayaa noqday kuwo diida ama ka aamusa xeer ay soo diyaariyeen Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay, kaasoo lagu ansixiyay in 3 xubnood loo xilsaaro baaritaanada xadgudubyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha oo ka…