Farmaajo oo u kicitimay dalka Turkiga

Madaxweynaha muddo xilleedkiisu dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u amba-baxay dalka Turkiga isagoo kaga qayb galaya meertada saddexaad ee Shir weynaha Iskaashiga Turkiga iyo Afrika.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More