Aug 06 (Jowhar.com)- Shir ay yeesheen caawa Golaha Wasiirrada ayaa lagu ansixiyay magacaabista Danjireyaal dalkeena uga hawlgali doona dibedda si loo dhameystito danaha diblomaasiyadeed ee aan ka leenahay caalamka.
Aug 06 (Jowhar.com)-Xamaas ayaa sheegtay inay u dooratay Yahya Sinwar inuu noqdo hoggaamiyaha cusub ee xafiiskooda siyaasadda,kadib dilkii Ismail Haniyeh ee Tehran lagu dilay July 31.
Aug 06 (Jowhar.com)-Muxammad Yunus ayaa madax ka noqon doona dowlad ku meel gaar ah ee dalka Bangaladesh kadib markii ay xilka ka degtay ra’iisal wasaarihii hore ee Sheikh Hasina kana carartay dalka iyadoo ay ka socdaan k
Aug 06 (Jowhar.com)-Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka Kamala Harris ahna musharaxa Madaxweynaha dalka Maraykanka ayaa u dooratay in uu noqdo musharaxa madaxweyne ku xigeenkeeda, Guddoomiyaha gobolka Minnesota Tim Walz.
Aug 06 (Jowhar.com)-Ciidanka Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa ku qabtay magaalada Muqdisho afar ruux oo watay waxyaalaha qarxa kuwaasoo lagu eedeeyay inay ka tirsan yihiin Al Shabaab.
Aug 05 (Jowhar.com)-Ra'iisal wasaaraha Bangladesh Sheikh Hasina ayaa is casishay oo dalkeeda ka baxsatay, ka dib mudaaharaadyo ay dad ku dhinteen oo todobaadyo socday.
Aug 04 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo booqasho ku tegey deegaanka Biyo Cadde ee gobolka Sh/dhexe ayaa ku dhawaaqay in laga bilaabo maanta ay tahay Biyacdde degmo buuxda.