Shir lagu dhexdhexaadinayo Farmaajo iyo Rooble oo bilowday
Madaxweynaha xilligiisu dhamaaday Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhow u bilowday shir lagu dhex dhexaadinayo kadib markii khilaaf ka dhashay shaqo joojinta Agaasimihii Nabad Sugida uu soo…