Gen Mahad Cabdiraxmaan oo wareejiyay xilka taliyaha Ciidanka Asluubta
April 15 (Jowhar.com) - Taliyahii Ciidanka Asluubta General Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa xilka ku wareejiyay taliye ku xigeenkiisa Gen. Cabdikariin Cali Afrax kadib markii uu shalay qaatay shahaadada xildhibaanimo.