Wararkii ugu dambeeyay duqeynta Xuutiyiinta ee Sacuudi Carabiya
Mar 26 (Jowhar.com) – Xuutiyiinta Yemen ayaa qirtay weeraro isdaba joog ah oo ka dhacay Sacuudi Carabiya ka dib markii warbaahinta dowladda ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya ay sheegtay in gantaallo iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn lagu…