Safiirka Midowga Yurub”Waxaan cambaareyneynaa falalka argagaxisada iyo dilalka…
Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Tina Intelmann ayaa ka hadashay weerarkii qaraxyada ahaa ee xalay ka dhacay magaalada Beledweyne iyadoo cambaareysay weerarkaas.