Browsing Category
NEWS
NEWS
Wararkii u danbeeyay qarax xooggan oo ka dhacay dalka Ruushka iyo khasaaraha ka dhashay.
July 03 (Jowhar.com)-Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay magaalada Ruushka ku taalla ee Belgorod, taas oo dhacda xadka Ukraine, sida uu sheegay guddoomiyaha gobolka.
Kenya oo Shiinees dil loo heysto ku wareejisay dowladda Itoobiya.
July 03 (Jowhar.com)-Dowladda Kenya ayaa gacanta ku dhigtay Afar nin oo u dhalatay dalka Shiinaha, kuwaasoo dhawaan dalkeeda si dhuumaaleysi ah ku yimid, iyagoo isaga soo tagay magaalada Adis-Ababa ee caasimadda dalka aan Bada leheyd ee…
Askar u dhalatay dalka Uganda oo lagu dilay qarax ka dhacay gobolka Sh.Hoose.
July 03 (Jowhar.com)- Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax xooggan oo ciidamo ka tirsan howlgalka ATMIS Ex-AMISOM lagula eegtay magaalo xeebeedka Marko ee xarunta gobolka Sh.Hoose, iyadoo qaraxan uu dhaliyay khasaare xooggan.
Ra’iisul wasaare Xamse oo magacaabay Madaxa hab-maamuuska ee xafiiskiisa.
July 03 (Jowhar.com)-Ra'iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay Madaxa hab-maamuuska ee xafiiskiisa, isagoo xilakn u magacaabay wiil dhalinyaro ah oo lagu magacaabo Cabdillaahi Shariif.
Safiirka Mareykanka oo beeniyay iney aqoonsi caalami ah u raadinayaan Somaliland.
July 03 (Jowhar.com)-Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Larry Andre oo magaalada Minneapolis uga qeyb galay xuska todobaadka xoriyada ayaa ka hadlay dalab dhawaan uga yimid Somaliland oo ahaa in loo ixtiraamo gooni isku taaggooda ay ku…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta ku wajahan dalka Turkiga.
July 03 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi balaaran uu hoggaaminayo ayaa maanta ku wajahan dalka Turkiga, kadib casuumaad rasmi ah uu helay.
Fanaanada Khadra Daahir Cige oo caawa ku geeriyootay magaalada Hargeysa.
July 02 (Jowhar.com)-Alle ha u naxariiste waxaa caawa magaalada Hargeysa ku geeritiyootay fanaaanada caanka ah ee Khadra Daahir Cige, sidaas waxaa xaqiijiyay ehelkeeda.
Ciidamadda Gorgor oo burburiyay saldhigyo Shabaab ay ku lahaayeen Sh.Hoose.
July 02 (Jowhar.com)-Ciidanka Kumaandooska Gor-gor ee Xoogga dalka, ayaa howlgal qorsheysan ku burburiyey fariisimo kooxda Al-Shabaab ay ku lahayeen degaano hoostaga degmadda Aw-dheegle ee gobolka Sh.Hoose.
Axmed Madoobe oo amar culus dul dhigay wakiilada hay’adaha ka howlagala Jubaland.
July 02 (Jowhar.com)-Madaxweynaha maamulka Jubaland Ahmed Mohamed Islaam Madoobe ayaa la kulmay wakiilada hay’adaha kala duwan ee ka howlagala deegaanada Jubaland.
Somaliland oo sii deysay milkiikaha MMTV Maxamed Ilig iyo madaxii wararka HCTV.
July 02 (Jowhar.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa xabsiga magaalada Hargeysa ka sii deysay laba suxufi oo u xirnaa mudo saddex bilood ah, iyadoo dadaalada sii deyntooda ay socotay maalmihii la soo dhaafay.
Maxa sababay Madaxwayne Siyaad booqasho ku tagay Dimishaq iyo Baqdaad 1978
December 1978 ayuu Madaxwayne Siyaad booqasho ku tagay Dimishaq iyo Baqdaad , Madaxwayne Xaafid Al Asad iyo Saddaam Xussein labaduba waxay Madaxwaynaha u sheegeen inay cadaadis kala kulmeen Moosko oo diidan in hub lagu taageero Dawladda…
Kenya oo sheegtay iney dishay 10 kamid ah Al-Shabaab.
July 02 (Jowhar.com)-Militariga Kenya ayaa sheegay inay dileen 10 qof oo looga shakisan yahay Alshabaab, kaddib howlgal ammaan oo ay ka sameeyeen deegaannada Sariira iyo Kulbiyow ee ka tirsan Keymaha Boni ee degmada Lamu ee gobolka Xeebta.
Ciidamadda amaanka oo Baardheere ku dilay nin hubeysan oo dil qorsheynayay.
July 02 (Jowhar.com)-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa toogasho ay saaka ciidamadda amaanka ee dowladda ka sameeyeen degmada Baardheere ee gobolka Gedo.
Hoggaamiyaha Taliban oo si qarsoodi ah ku tagay magaalada Kabul.
July 02 (Jowhar.com)-Hoggaamiyaha qarsoodiga ah ee ururka Taliban ayaa booqashadiisii ugu horraysay ku tagay magaalada Kabul ee caasimadda u ah waddanka Afghanistan, sida ay sheegeen saraakiisha Taliban.
Ergeyga madaxweynaha ee Abaaraha oo la kulmay xoghayaha guud ee Jamacadda Carabta.
July 02 (Jowhar.com)-Cabdiraxman Cabdishakur, ayaa xalay fiidkii dhambaal qoraal ah oo uu ka siday Madaxwyne Xassan Sheekh u gudbiyay Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta Axmed Abul Gheit.
Wararkii u danbeeyay markab weyn oo xalay ku soo xirtay dekeda magaalada Boosaaso.
July 02 (Jowhar.com)-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya markab weyn oo xalay ku soo xirtay dekeda magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, iyadoo markabka uu 12-kii maalin ee ina dhaaftay taagnaa Bada.