Browsing Category
NEWS
NEWS
Daa’uud Aweys “Waxaa naga go’an ilaalinta xorriyadda iyo xaqa xog helista…
May 03 (Jowhar.com)-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys jaamac ayaa Saxaafiyiinta Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay dabbaal dega maalinta caalimaga ee xorriyadda saxaafadda 3-da May…
Wasiir Fiqi oo xiisadda Badda geeyay shirka Caasimadda Gambia ee Banjul
May 03 (Jowhar.com)-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qeybgalay kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ay ugu gogol-xaarayaan Meertada 15aad ee Shir madaxeedka Islaamka oo ay…
Ciidamo Ruush ah oo gudaha u galay saldhig Maraykanku ku leeyahay dalka Niger
May 03 (Jowhar.com)-Ciidamada Ruushka ayaa gudaha u galay saldhig ciidamada cirka ah oo ku yaalla dalka Niger oo ay ku sugan yihiin ciidamo Maraykan ah,iyadoo dowlada Niger ay ka codsatay ciidamadan inay ka baxaan dalkeeda.Sarkaal sare oo…
Turkiga oo sheegay inuu joojinayo dhammaan ganacsigii uu la leeyahay Israa’iil
May 03 (Jowhar.com)-Turkiga ayaa Khamiistii ku dhawaaqay inuu joojinayo dhammaan noocyada ganacsi ee kala dhaxeeya Israa’iil, ilaa ay ka oggolaato in gargaarka uu si aan caqabad lahayn u soo galo Gaza inta uu socdo weerarka ka dhanka ah…
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la saxiixday 15 Wasiir Heshiis waxqabad
May 02 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la saxiixday 15 kamid ah Golaha Wasiirrada Ballanqaadka,qiimeynta Waxqabadka 4tii bilood ee la soo dhaafay iyo
William Ruto oo u magacaabay Taliyaha Ciidamada Cirka haweeney Muslim ah
May 02 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa u magacaabay Sarreeye Gaas Fatuma Axmed, Taliyaha Ciidanka Cirka Kenya, waana haweeneydii ugu horreysay ee xilkaas qabta taariikhda Kenya qof dumar ah oo muslim ah.
Kudhowaad 10 Shabaab ah oo lagu dilay dalka Kenya
May 02 (Jowhar.com)-Ugu yaraan lix qof oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ayaa Arbacadii shalay lagu dilay weerar gaadmo ah oo ciidamada ammaanka eew Kenya ay ku qaadeen deegaanka Kumba ee gobolka Lamu.
Maxaa kasoo baxay shirkii golaha wasiirada Soomaaliya?
May 02 (Jowhar.com)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa ansixiyey Heshiis Iskaashi ee u dhaxeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga.
Dibad-baxyada ardayda jaamacadaha Mareykanka oo xadka dhaafay
May 02 (Jowhar.com)-Dibad-baxayaal taageersan Falastiin oo ku sugnaa xero ku taal xarunta UCLA ee California ayaa booliisku u sheegay inay kala dareeraan ama ay wajihi doonaan xarig.
Xaafado ka mid ah Beledweyne oo caawa laga barakacayo
May 01 (Jowhar.com)-Wararka ka imanaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in roob xoog leh oo ka da'ay gelinkii dambe ee maanta illaa caawa uu sababay in xaafado ka mid ah magaalada laga barkaco.
Cali Guudlaawe oo la kulmay Danjiraha Ingiriiska ee dalka Soomaaliya
May 01 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Muqdisho safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhiyo Soomaaliya Danjire Mike Nithavrianakis oo ay ka…
Wasiir ku xigeenka Caddaaladda Turkiga oo soo gaaray Muqdisho
May 01 (Jowhar.com)-Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, 𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞 𝐗𝐚𝐬𝐚𝐧 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐥𝐢𝐧 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐮𝐮𝐝 ayaa maanta Muqdisho ku soo dhoweeyay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Caddaaladda ee dalka Turkiga Mudane Niyazi ACAR iyo wafdi uu…
Q.Midobe oo Itoobiya kala hadashay xalinta xiisada Badda ee Soomaaliya
May 01 (Jowhar.com)-Wasiirka Arrimaha dibada ee Itoobiya Taye Atske-Selassie ayaa la kulmay Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya Catriona Laing, oo tagtay Addis Ababa.
Ra’iisul wasaare Xamsa oo fariin u diray shaqaalaha Soomaaliyeed
May 01 (Jowhar.com)-Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa hambalyo ku aaddan maalinta Shaqaalaha Adduunka u diray dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed iyo qoysaskooda.
Booliska New York oo hanjabaadii ugu cusleyd u diray banaanbaxayaasha
May 01 (Jowhar.com)-Booliska magaalada New York ayaa galay Jaamacadda Columbia fiidnimadii Talaadada, iyagoo isku dayaya in ay kala eryaan mudaaharaadayaal taageersan Falastiin, kuwaas oo qabsaday dhismeyaal ka mid ah fasallada Jaamacadda…
Xasan Sheekh oo la kulmay Agaasimaha Sirdoonka Turkiga
April 30(Jowhar.com)-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay maanta Madaxa Hay’adda Sirdoonka Qaranka Turkiga Ibraahim Kalin oo booqasho ku yimid magaalada Muqdisho.