Browsing Category
NEWS
NEWS
Israel oo iska diiday digniinaha uga imanaya reer Galbeedka
April 18 (Jowhar.com)-Kaddib marki uu la kulmay wasiirrada arrimaha dibadda Ingiriiska iyo Jarmalka, ayuu ra’isulwasaaraha Isra’il Benjamin Netanyahu Arbacadi shalay ka shanqariyay, in Israel ay iyadu qaadan doonto go’aannadeeda ku aadan…
Ururka Xisbullah oo madaafiic ku garaacay Waqooyiga Israe’il
April 17 (Jowhar.com)-Ururka Xisbullah ee dalka Lubnaan ayaa madaafiic ku garaacay xarun ciidan oo ciidamada Israe'il ku lahaayeen Waqooyiga halkaas oo ay ku dhaawacmeen 18 askari,iyadoo sheegtay inay aargoosi u ahayd duqeymo ay Israa’iil…
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka oo xilalka u kala wareejiyay wasiiro
April 17 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda JFS Mudane Salah Jama, ayaa xilalka uu kula wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Mudane Maxamed Aadan Macallin (Soomaali) iyo Wasiirkii hore ee…
Dad ku dhintay Dagaallo dib uga dhex curtay Amxaarada iyo Tigrayga
April 17 (Jowhar.com)-Mas’uuliyiinta gobolka Amxaarada ee ku yaal waqooyi-galbeed ee Itoobiya ayaa ku eedeeyey gobolka deriska la ah ee Tigray in uu weerar ku soo qaaday deegaankooda, taas oo ka dhigan in ay sii labo lixaadsatay colaadda…
Erdogan oo farta ku fiiqay cida sababta u ah xiisada Bariga Dhexe
April 17 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa Talaadadii sheegay in Ra’iisal Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu iyo madaxda kale ee Israa'iil oo keliya ay masuul ka yihiin xiisadaha ka soo cusboonaaday Bariga…
NISA oo xabsiga dhigtay wariye Xuseen Cabdulle
April 17 (Jowhar.com)-Wararka ka imanya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta xabsiga la dhigay wariye Xuseen Cabdulle Maxamed oo kamid ah wariyayaasha ugu caansan Soomaaliya.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shir isugu yeeray Madaxda Maamul Goboleedyada
April 16 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa iskugu yeeray madaxda maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir kulan soconaya muddo labo cisho ah.
Wasiirka cusub ee Arrimaha Gudaha oo xilka la wareegay
April 16 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ahna Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Salah Jama, ayaa xilalka uu kula wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Mudane Cali Yuusuf…
Faahfaahin ka soo baxaysa dil ka dhacay Muqdisho
April 16 (Jowhar.com)-Labo ruux oo rayid ah ayaa lagu diley degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho iyadoo dilka raggana uu ka dambeeyay askari ka tirsan ciidamada dowlada.
Wasiirka Maaliyada Soomaaliya oo shir looga hadlayo deyn cafinta uga qeyb galayo Mareykanka
April 16 (Jowhar.com)-Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Washington DC ee dalka Mareykanka, halkaas oo lagu qabanayo shirka xiliga gu,ga (Spring Meetings) ee…
Israel oo ku hanjabtay iney ka aargoosaneyso Iiraan
April 16 (Jowhar.com)-Israa'iil ayaa u muuqata inay go'aansatay inay qaaddo tallaabo ay kaga aargudanayso ciidamada milateriga ah ee Iran, iyo qaar ka mida taageerayaasheeda gobolka bariga dhexe ku sugan, ka dib weerarkii ay Iran ku qaaday…
Maxkamadeynta Donald Trump oo ka bilaabatay New York
Apr 15 (Jowhar.com)-Donald Trump ayaa noqday madaxweynihii ugu horreeyay ee Mareykan ah oo maxkamad la soo taago.Waxa uu wajahayaa eedaymo ka dhashay lacag laaluush ama sharci darro ah ah oo uu siiyay jilaagii weynaa ee Stormy Daniels.
Xasan Sheekh oo la dardaarmay ciidamo u ambabaxaya furimaha dagaalka
Apr 15 (Jowhar.com)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ku tagay dugsiyada tababarka Ciidanka Xoogga Dalka ee Jeneraal Dhaga-badan.
Wasiirka cusub ee Amniga Soomaaliya oo maanta xilka la wareeegay
Apr 15 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ahna Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Salah Jama, ayaa xilalka uu kula wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Amniga Gudaha XFS, Mudane Abdullahi Sheikh Ismail - Fartaag Cabdullaahi…
Shabaab badan oo lagu dilay weerar ka dhacay gobolka Hiiraan
Apr 15 (Jowhar.com)-Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay dagaal culus oo degmada Buuloburde ku dhexmaray ciidan Macwuusley ah iyo kuwa Shabaab.
Wararkii u danbeeyay khasaaraha dabka ka kacay dooxada Dalsan ee Puntland
Apr 15 (Jowhar.com)-Dab xoogan ayaa ka kacay dooxada deegaanka Dalsan ee degmada Dangorayo ee gobalka Nugaal.