Dowladda Soomaaliya oo faah faahisay kulanka madaxweyne Xasan uu la qaadanayo mucaaradka
May 25 (Jowhar)Wasiiru dowlaha wasaaradda Arrimaha dibada Soomaaliya Cali Balcad oo maanta ka hadlayay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in madaxweyne Xassan Sheekh, diyaar u yahay la kulmida madaxdii xukunka uga horeysay ugana dambeysay,…