Mustaf Dhuxulow oo hirgalinaya xafiis loogu adeegayo dadka baahiyaha gaarka ah qaba
Feb 03 (Jowhar) Agaasimaha guud ee Hay'ada Socdaalka iyo Jinsiyada Soomaaliya Mustaf Dhuxulow ayaa maanta kulan la qaatay dadka baahiyaha gaarka ah qaba, isagoo ka dhageystay baahiyohooda iyo sida loo fududeyn karo adeegyadooda.Mr.!--more-->…