Wasiir Israa’iil ah oo ku dhawaaqay ‘Gaza gabi ahaanba waa la baabi’in…
May 06 (Jowhar)-Warar laga helayo Israa’iil ayaa sheegaya in mid ka mid ah wasiirrada xukuumadda Benjamin Netanyahu uu si cad u sheegay in marinka Gaza la damacsan yahay in la baabi’iyo gabi ahaanba. Hadalkan ayaa imaanaya xilli dagaal…