Ergeyga Midowga Afrika oo soo dhaweeyay dib usoo laabashada xiriirka Somaliya iyo Itoobiya
Jan 13 (Jowhar)-Ergeyga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), Danjire Maxamed El-Amine Souef, ayaa bogaadiyay dib u soo laabashada xiriirkii…