Madaxweyne Putin oo hanjabaad culus u diray madaxweynaha Ukraine
Jun 05 (Jowhar) Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa sheegay in ay la gudboon tahay in uu ka jawaabo weerarkii weynaa ee ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Ukraine ay ku qaadday saldhigyada ciidammada cirka ee Ruushka.
Workers Hold Nationwide Moment of Reflection for Gaza
Workers throughout Ireland engaged in a moment of reflection in response to the ongoing violence in Gaza.
Australian Mushroom Murder Suspect Shares Story of Fatal Lunch
An Australian woman accused of murdering three of her estranged husband's elderly relatives with poisonous mushrooms has provided her version of the tragic lunch in a case that has captivated the public.
Trump”Putin waxa uu ka jawaabi doonaa weerarkii Dronska ee Ukraine”
Jun 05 (Jowhar)-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ka digey in Vladimir Putin uu jawaab adag ka bixinayo weerarkii diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Ukraine ku qaadeen saldhigyada ciidamada cirka ee Ruushka.
Over a Million Pilgrims Embark on Hajj Amid Scorching Heat
Over a million pilgrims have engaged in Islam's most significant rite under the intense sun, as the hajj commenced with Saudi authorities striving to prevent last year's tragic instances of over 1,000 deaths due to extreme heat.
Wasiir Fiqi;”Amniga Caasimada waxaa laga ilaalin karaa labada Shabelle”
Jun 04(Jowhar)-Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo ka hadlayay munaasabad ay xilka kula wareegayeen guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir Muungaab iyo Guddoomiyihii hore Amiir ayaa ka hadlay sidii loo adkeyn lahaa…
Canada Deems US Metal Tariff Hike Unjustified
Canada's Prime Minister Mark Carney has condemned US President Donald Trump's decision to double tariffs on steel and aluminum to 50%, escalating trade tensions between the two neighboring nations.
Turkiga oo ugu deeqay Soomaaliya diyaaradaha dagaalka ee T129 Atak
Jun 04(Jowhar)Dowladda Turkiga ayaa xoojisay taageerada ay siiso Soomaaliya ee dagaalka ay kula jirto kooxda Al-Shabaab todobaadkan, kadib markii saddex diyaaradood oo nooca qumaatiga u kaca ah ee T129 Atak la gaarsiiyay dalka Soomaaliya.
US-Supported Gaza Aid Organization Suspends Distribution Following Deadly Incident
The US-supported Gaza Humanitarian Foundation (GHF) did not distribute any aid today as it urged Israel to enhance civilian safety beyond the boundaries of its distribution sites, following a week in which dozens of Palestinians seeking…
Dagaal markale maanta ka dhacay Deegaanka Ceel Hareeri
Jun 04(Jowhar)Dagaal xoog leh ayaa ka dhacay deegaanka Ceel Hareeri ee gobolka Hiiraan iyadoo dagaalkana uu u dhexeeyay ciidamada deegaanka iyo dagaalamayaal ka tirsan ururka al-shabaab.