Fallaagada Syria oo qabsaday inta badan Xalab, una ruqaansaday dhanka Xama
Dec 01 ( Jowhar)Kumanaan ka mid ah fallaagada Syria ayaa Sabtidii la wareegay inta badan magaalada Xalab, iyaga oo fariisimo ka sameystay meelo ay ka mid yihiin saldhigyada waaweyn iyo garoonka diyaaradaha.
Sida ay sheegeen!--more-->…