Wararkii u danbeeyay dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay magaalada Kismaayo
Nov 23 ( Jowhar) Is rasaaseyn dhexmartay ciidamada Booliska Kismaayo iyo qaar kamid ah Ilaalada Senator Ilyaas Gaboose ayaa sababtay khasaare soo kala gaaray 2da dhinac, sida ay sheegayaan wararka laga helayo magaalada Kismaayo.Iska!--more-->…