Soomaaliya iyo Ciraaq oo kala saxiixdag heshiis Amni
May 18 (Jowhar) Wasiirka Amniga Gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Ciraaq, Cabdul-Amir Al-Shamari, ayaa heshiis iskaashi oo dhanka amniga ah ku kala saxiixday magaalada…