Ra’iisul wasaare kuxigeen 3-aad oo lagu kordhinayo xukuumadda Soomaaliya
May 17 (Jowhar) Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa aqbalay in Ra’iisul Wasaare Kuxigeen 3aad lagu soo daro Xukuumadda, taasoo gogol xaar u ah qorshaha ballaarinta Golaha Wasiirrada oo la doonayo in la gaarsiiyo illaa 28 Wasiir.Sida ay!--more-->…