Siyaasiyiinta mucaaradka oo kulamo gaar gaar ah ka bilaabay magaalada Muqdisho
May 23(Jowhar) Siyaasiyiinta mucaaradka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa saakay Muqdisho ka billaabay kulamo gaar-gaar ah, kuwaas oo horudhac u ah shir ballaaran oo lagu wado in todobaadka soo socod uu ka qabsoomo Muqdisho.MW hore!--more-->…