Deni iyo Axmed Madoobe oo ku kulmaya Nairobi, kadibna wada aadaya Inaaraatka Carabta
May 20 (Jowhar)-Madaxweynaha maamulka Puntland, Sicid Deni ayaa maanta u amba-baxay dalka Itoobiya, halkaas oo uga sii gudbayo dalka Kenya.Wararka ayaa intaasi kusii daraya in lagu wado in ay kulan gaar ah yeeshaan Madaxweynaha!--more-->…